Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Xaalad Dgenaansho oo Saaka Lgadareemayo Magaalada Muqdisho
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:22
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Apr 22 2008
Xaalad Dgenaansho oo Saaka Lgadareemayo Magaalada Muqdisho
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 22 April 2008

Muqdishu,(insidesomalia.org)-Xaalada guud ee Magaalada Muqdisho ayaa saaka degenaasho laga

dareemayaa, iyadoo saaka Magaalada tahay mid ganacsiga iyo wadooyinkaba furanyihiin.

Xaaladda goobihii shalay gelinkii dambe ilaa iyo xalay fiidkii dagaalada ku dhex marayeen Ciidamada Dowladda iyo kooxaha ka soo horjeeda ayaa laga soo sheegayaa deganaasho.


Dagaalkan oo shalay gelinkii dambe ka dhacay Xaafadda Xararyaale ee Degmada Wardhiigley ayaa inta la og yahay waxaa ku dhintay ugu yaraan 4 ruux, iyadoo in ka badan 9 ruuxna ay ku dhaawacmeen kuwaasi oo ay ka mid yihiin Gabar iyo aabihii dhalay oo iyagoo ku sugan aqalkooda madfac ku dhacay.

In kastoo dagaalkaas shalay galab ka bilawday xaafadda Xararyaale oo gaaray xalay fiidkii ayaa haddana wax saameyn ah kuma yeelan isu socodka dadka iyo Gaadiidka ee ka imaan jireen Xaafadaha Suuq Bacaad, Siinay, Boondheere,Kaaran iyo Shibis, kuwaas oo soo geli jiray Suuqa Bakaaraha.

Ciidamada oo looga bartay in ay xiraan Waddooyinka marka uu dagaal dhaco ayaa haddana saaka waxaana la arkayay Gaadiidka iyo dadka oo caadi u marayeen wadadaas.

Sidoo kale waxaa degan Degmada Huriwaa oo labadii maalmood ee la soo dhaafay dagaal xoogan ku dhex maray Ciidamada Itoobiya iyo Kooxaha Kacdoonka, waxaana Ciidamada saaka yihiin kuwo ku sugan Isgoyska SOS iyo Shineemo Cabdi Waayeel, waxaana mararka qaar la arkayaa ayagoo wada ku soo ridaya raas.


Inkastoo wali xaaladu tahay mid degan aagagii lagu dagaalamay, hadana waxaa isa soo taraya meydadka dadka rayidka ah ee wali la helayo Xaafadihii dagaalka kadhcay,kuwaaoo ay toogteen Ciidamada Itoobiya.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >